Qeexid
"Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin2."
[-iimay, -iintay]
dhaniin2 imay
dhaniin2 intay
f.mg1"Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin2."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel qoyaan yari ka dindimaayo. ld dhashiinto.
m.dh
Wadaag:
(-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f.mg1
Wadaag:
Ilko si xoog leh wax ugu qabasho.
Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
m.dh
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
-ammaa, -ammayd
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag: