Qeexid
"(-nno, m.l) Kobta casaanka ah oo derinta darfaheeda lagu tolo."
"(-nno, m.l) Kobta casaanka ah oo derinta darfaheeda lagu tolo."
Wadaag:
Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.
Dadka inta da'da yar.
Dh. ah: qof da' weyn.
m.dh
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
-ammaa, -ammayd
Wadaag: