Qeexid
"ld dhanqalan1."
"ld dhanqalan1."
Wadaag:
Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax1, dhanqalac1.
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax2, dhanqalac2.
f.mg1
Wadaag:
Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.
ld dhicid.
m.l
Wadaag:
Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Hal hal u qubasho; daadad.
Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m.l
Wadaag:
Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto.
ld dhabbicid.
m.l
Wadaag:
Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha.
ld dhaadhicid.
ld dhacdhac1.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
m.l
Wadaag:
(kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
-ammaa, -ammayd
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag: