Qeexid
"Dhaqaaladdarro."
Qeexid Xigta
Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha qaalaxumo.
"Dhaqaaladdarro."
Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha qaalaxumo.
Wadaag:
Cid dhaqaalaxumo ku sameyn.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan xumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhaqaalad daran.
Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo.
Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri,
m.f.dh
Wadaag:
Qof aan wax tashiilin ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Si dhaqaale ah u maamulasho.
Wax tashiilid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hanti.
Habka hanti loo maamulo.
Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m.l
Wadaag: