Qeexid

"eeg dhaqaalee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaalayn oo kali ah:
  • Barashada cilmigan waxaa qayb ka ah qoonta loo adeegsado dhaqaalaynta Ciida, Biyaha, ilaalinta hawada iyo dhirta kaymaha ku taal.
  • Dhowr qof oo ka socday hay’addo gacanta ku haya agoonta ayaa waxay sheegeen in ay muhiim tahay in la iskakaashado dhaqaalaynta iyo xanaanayta agoonta oo ay sheegeen in ay tahay arin aad u culus oo hay’ad ama urur kaliya ku filnayn.