Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho."
Wadaag:
Hanti.
Habka hanti loo maamulo.
Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m.l
Wadaag:
Hanti tashiilid.
Wax daryeelid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax tashiilasho.
Wax daryeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Si dhaqaale ah u maamulasho.
Wax tashiilid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hab dhaqaale oo isku jaangoynaya bulsho hantideeda iyo nolosheeda.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Neef xoolo ah, dhaqayo noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax taagan socodsiin.
Subag, xayr iwm dhalaalin.
Wax meel fog geyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
m.l
Wadaag:
Wax taagnaa socod bilaabid.
Subag, xayr iwm dhalaalid.
Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-oobay, -owday; - oobi) Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: