Qeexid
"Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid."
"Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid."
Wadaag:
Wax taagnaa socod bilaabid.
Subag, xayr iwm dhalaalid.
Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
m.dh
Wadaag:
Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo.
Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray.
ld dhaqdhaqid.
m.l
Wadaag:
Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Wax meel ka durugsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax taagan socodsiin.
Subag, xayr iwm dhalaalin.
Wax meel fog geyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada.
ld dhawaaqid.
m.l
Wadaag:
Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.
m.dh
Wadaag:
Hanti.
Habka hanti loo maamulo.
Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m.l
Wadaag:
Hanti tashiilid.
Wax daryeelid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Socod yar oo hadba kol la istaago; kol dhaqaaq kolna joogsad.
m.l
Wadaag:
Dhaqaaqjoogle samayn.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: