Qeexid

"Wax taagnaa socod bilaabid."

Qeexid Kale

Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.

Qeexid Xigta

Subag, xayr iwm dhalaalid.

Wadaag: