Qeexid
Dhaqaaqjoogle sameyn.
[-eeyay, -eysay]
f.mg2Dhaqaaqjoogle sameyn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Socod yar oo hadba kol la istaago; kol dhaqaaq kolna joogsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqaaqjooglee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaqaajoogsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhaqaaqjoogle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaqaaqjoogsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqaaqjoogso. ld dhaqaaqjoogsad, dhaqaaqjoogsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Hanti tashiilid.
Qeexid Xigta: Wax daryeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax taagnaa socod bilaabid.
Qeexid Xigta: Subag, xayr iwm dhalaalid.
Qeexid Kale: Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaqaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ka durugsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax taagan socodsiin.
Qeexid Xigta: Subag, xayr iwm dhalaalin.
Qeexid Kale: Wax meel fog geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti.
Qeexid Xigta: Habka hanti loo maamulo.
Qeexid Kale: Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhaqaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqaaqsan. ld dhaqaaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Cid dhaqaalaxumo ku sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyey, -leysay
Qeexid: Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]