Qeexid
"ld dhaqasho."
"ld dhaqasho."
Wadaag:
(-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
m.l
Wadaag:
Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
Asluub.
m.l
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag:
ld dhakhsiinyo, dhakhso1, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel.
ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
Nafley wax ladan ahaansho.
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
ld dhar
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax biyo ku nadiifin.
Si wanaagaan wax u maamulid.
Wax meel fog geyn.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Hanti.
Habka hanti loo maamulo.
Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Neef xoolo ah, dhaqayo noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
m.l
Wadaag:
Wax taagnaa socod bilaabid.
Subag, xayr iwm dhalaalid.
Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax taagan socodsiin.
Subag, xayr iwm dhalaalin.
Wax meel fog geyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: