Qeexid
"Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed."
Qeexid Xigta
Asluub.
"Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed."
Asluub.
Wadaag:
(-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
Nafley wax ladan ahaansho.
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag:
Tartanka meel la dhaqaysanayo lagu tartamo.
ld dhaqtamid. ld dhugtan1.
m.l
Wadaag:
Qof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
m.l
Wadaag:
Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm.
ld dhaqangelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
f.mg1
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
m.dh
Wadaag:
Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m.l
Wadaag:
Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
m.l
Wadaag:
(-cmo, m.l) Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
m.dh
Wadaag: