Qeexid
"(-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah."
"(-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah."
Wadaag:
Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
Asluub.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
Nafley wax ladan ahaansho.
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan2.
f.mg1
Wadaag:
Qof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(f.g) Wax wasakh marin.
(f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f.g
Wadaag:
Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm.
ld dhaqangelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
f.mg1
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
m.dh
Wadaag:
Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
f.mg1
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) La dhacay; xoolihii laga qaaday.
f.mg1
Wadaag: