Qeexid

"Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm."

Qeexid Xigta

ld dhaqangelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqangal oo kali ah:
  • Ould-Abdallah ayaa weydiistay shacabka Soomaaliyeed inay si wadajir ah uga shaqeeyaan dhaqangalka heshiiskaas, isagoo ugu baaqay DF iyo ARS inay joojiyaan dagaalada iyo xabada, si ay Qaramada Midoobay ugu soo dirto Somalia ciidamo ka shaqeeya nabada.
  • Xuubsireed ayaa ku nuuxnuuxsaday in heshiiskii Jabuuti uu dhaqangalayo Madaxweynuhunka uu kalsoon yahay heshiiskaas, halka Madaxweyne Yuusuf uu horay u sheegay in heshiiskii Jabuuti uu yahay mid u dhexeeya beel qura.