Qeexid

"Sharci, barnaamij iwm hirgelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqangeli oo kali ah:
  • Xagga saxaafadda waxaa muhiim ah in si degdeg ah loo dhaqangeliyo qodobadan: (A) In la sameeyo Website & Wargeys afkaarta Maxaakiimta lagu soo bandhigo.
  • Wasiirka ayaa ansixinta ka dib u mahadceliyey golaha una ballanqaaday in Wasaaraduu ay dar-dar gelineyso dhaqangelinta Xeerkan cusub.