Qeexid

"eeg dhaqangeli. ld dhaqangelis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqangelin oo kali ah:
  • Wakiilka UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abdallah oo isaguna saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuu aad ugu farxsan yahay heshiiska uuna soo dhaweynayo, isagoo tilmaamay in dhaqangelintooda loo sarokacayo.
  • "Waxaan bilownay inaan dhaqangelino go'aankeenii aan ciidamadeena uga saaraynay Somalia, waxayna qaadan doontaa maalmo, waayo waa qorshe horay looga shaqeeyay" ayuu yiri Afhayeenka Ethiopia Bereket Simon.