Qeexid
Qof dhaqanhabaabay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof dhaqanhabaabay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow sanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-baabay, -baabtay; - baabi) Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela.
Qeexid Xigta: ld dhaqanhabaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
Qeexid Xigta: Nafley wax ladan ahaansho.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
Qeexid Xigta: Asluub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Qeexid Xigta: Wax midab leh fasakhmid.
Qeexid Kale: Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld dhaqanhabowsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid dhaqanhabow ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqanhabaabi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dh. ah: qof bulsho ku beera dhaqanhabaabay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaqanhabow1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dhab noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ka durugsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhaqanewareeray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg dhaqanxun. ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqaaqsan. ld dhaqaaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm.
Qeexid Xigta: ld dhaqangelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhabqiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]