Qeexid
"eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow sanaansho."
"eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow sanaansho."
Wadaag:
Qof dhaqanhabaabay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela.
ld dhaqanhabaabid.
m.l
Wadaag:
(-baabay, -baabtay; - baabi) Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
Wadaag:
eeg dhaqan wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid dhaqanhabow ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: