Qeexid
"Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid."
[-gay, -gtay]
dhaqanwareeg2 ay
dhaqanwareeg2 tay
f.mg1"Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid."
Wadaag:
Cid dhaqanguur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhaqanewareeray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg dhaqan wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
Nafley wax ladan ahaansho.
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
Asluub.
m.l
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag: