Qeexid
"Wax dhaqanewareeray ahaansho."
[-naa, -nayd]
dhaqanwareersan aa
dhaqanwareersan ayd
f.mg4"Wax dhaqanewareeray ahaansho."
Wadaag:
eeg dhaqan wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cid dhaqanguur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Wax meel ka durugsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: