Qeexid
"eeg dhaqan wareersan. ld dhaqanwareersanaansho."
"eeg dhaqan wareersan. ld dhaqanwareersanaansho."
Wadaag:
Wax dhaqanewareeray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cid dhaqanguur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg jaahwa-reersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. Jaahwareersanaansho m.l/dh ld jaahwa reersanaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: