Qeexid
"dhaqanxumaansho, dhaqanxumi, dhaqan xumo."
"dhaqanxumaansho, dhaqanxumi, dhaqan xumo."
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
m.dh
Wadaag:
eeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan xumo.
m.f.dh
Wadaag:
Qof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Dhaqaaladdarro.
Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha qaalaxumo.
m.dh
Wadaag: