Qeexid

"Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo."

Qeexid Kale

ld dhaqdhaqid.

Qeexid Xigta

Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqdhaq oo kali ah:
  • Dhinaca kale ilaa kontameeyo qof ayaa shaqaale ka ahaa madaarkaa, iyadoo ay intaa dheerayd dad badan oo ka xoogsada hawshii meesha ka socotey iyo dad badan oo ka ganacsan jirey dhaqdhaqaaqii madaarka ka socdey.
  • Xaaji Faarax Oomaar Ileeye waxa uu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyey ee bilaabay hormoodkana u ahaa dhaqdhaqaaqii halganka siyaasiga ah ee xornimo-doonkii Soomaaliyeed.