Qeexid
"Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid."
[-leeyay, -leysay]
dhaqle eeyay
dhaqle eysay
f.mg2"Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid."
Wadaag:
Hanti tashiilid.
Wax daryeelid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax biyo ku nadiifin.
Si wanaagaan wax u maamulid.
Wax meel fog geyn.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax si fiican u maamulasho.
Wax mayrasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Dhabaale ku dhufasho.
Gubaabin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Dhaqaaqjoogle sameyn.
f.mg2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag: