Qeexid

"Wax si fiican u maamulasho."

Qeexid Xigta

Wax mayrasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqo oo kali ah:
  • Sheekh Cali Xaaji Yuusuf oo ka hadlay kulankan ayaa sheegay in la taageero xukuumada Somalia, isla markaana ay ka doonayaan Sheekh Shariif inuu dalka ku dhaqo diinta Islaamka.
  • Goob ganacsi ayey ahayd oo aad muuqaalkeedu ku habboonayd in loo dalxiis tago, ugaadha lagu dhaqo, oo dhirta sii dabar go’aysa lagu xannaaneeyo.