Qeexid

"(fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh."

Qeexid Xigta

ld dhaqsad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqso oo kali ah:
  • Wakiiladu waxay ka codsadeen Maxkamada sare ee dalkaas is magacaabay inay xilka si dhaqso badan uga qaado Dahir Riyaale Kahin iyagoo ku eedeyay inuu ku xadgudbay qodobka 11-aad ee dastuurka Somaliland oo dhigaya in ganacsigu xor yahay.
  • "Waxaan xubnihii la magacaabay ka codsanay inay si dhaqso ah u sameeyaan dooraashooyinka maamulka Gobolka Banaadir, si ay shacabka Gobolku u doortaan ruux iyaga matala" ayuu mar kale yiri Nuur Cadde.