Qeexid
Farax la boodboodid.
[-iyay, -isay]
f.mg2Farax la boodboodid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqsooli. ld dhaqsoolis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaqsoolin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
Qeexid Xigta: ld dhaqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Degdegid; ku dheerayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhakhsiinyo, dhakhso1, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel.
Qeexid Xigta: ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax biyo ku nadiifin.
Qeexid Xigta: Si wanaagaan wax u maamulid.
Qeexid Kale: Wax meel fog geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax macaan cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qorrax kulul ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhakool1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Wax si fiican u maamulasho.
Qeexid Xigta: Wax mayrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
Qeexid Xigta: Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi dhaqsi m.dh ld dhaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ka durugsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaqsad (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaq. ld dhiqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dheri yar oo dhoobo ka samaysan oo wax lagu karsado bunkana lagu dubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]