Qeexid
"Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado."
Qeexid Xigta
Lebbis.
"Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado."
Lebbis.
Wadaag:
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
Dhagax weyn oo la qaadi karo.
ld dhardhaarid. ld dhadhaar1.
m.l
Wadaag:
Soo jeed habeennimo.
(-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.
ld dhafrid.
m.l
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
ld dhareerid.
m.l
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo yar wax ku qoyn.
Qof ulayn.
ld dharki.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m.l
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Geed nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo xooluhu aad u jecelyihiin.
m.dh
Wadaag:
Ka dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag: