Qeexid

"Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo."

Qeexid Kale

ld dharaarmaalid.

Qeexid Xigta

D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: