Qeexid
"Subax meel in muddo ah ku daahid."
[-saday, -satay]
dharaars aday
dharaars atay
f.mg3"Subax meel in muddo ah ku daahid."
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Maliin.
Qado.
Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m.dh
Wadaag:
Waqti dharaar ah wax cunid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Maro yar, aan cusbayn oo la xirto inta hawl la hayo.
m.l
Wadaag:
Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolo maalin weyn lisid.
Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: