Qeexid

"Wax yar oo gasiin ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharabo oo kali ah:
  • Waayo waa tii horeba loo yidhi “xeer la’aan waa la xooloobaa”, xeerna wax kale maaha ee waa “dayr iyo dallad” wixii noolaha iyo nafleyda dhib iyo dharabo u keenaya laga dukaashado eerasho ahaan.