Qeexid
"eeg dharabow2."
"eeg dharabow2."
Wadaag:
Cudur cagaha dadka ka gala oo u yeela barar iyo dildillaac oo ka dhasha dhiriqda iyo dhoobada.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax cudurka dharabowgu cagaha uga dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni.
Rays aad u qoyan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Qoyaanka ku dul dhaca habeenkii dhulka dushiisa, amase waxyaalaha kale oo dhulka ku yaal ama dul saaran, sida cawska iyo caleemaha, waxaa qabooba oo dhibco noqda oo soo daata uumiga ku jira gibilka hoose ee dhulka korkiisa.
m.l
Wadaag:
Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: