Qeexid
"eeg dharabso. ld dharabsad, dharabsi."
"eeg dharabso. ld dharabsad, dharabsi."
Wadaag:
Wax qoyaan yar gaaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa rad.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi dhaqsi m.dh ld dhaqsasho.
m.f.dh
Wadaag: