Qeexid
"Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid."
[-saday, -satay]
dharaqs aday
dharaqs atay
f.g3"Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid."
Wadaag:
/dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m.l
Wadaag:
Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Subax meel in muddo ah ku daahid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(fiis.) Qoyaanka ku dul dhaca habeenkii dhulka dushiisa, amase waxyaalaha kale oo dhulka ku yaal ama dul saaran, sida cawska iyo caleemaha, waxaa qabooba oo dhibco noqda oo soo daata uumiga ku jira gibilka hoose ee dhulka korkiisa.
m.l
Wadaag:
Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni.
Rays aad u qoyan.
m.l
Wadaag:
Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso2.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Maliin.
Qado.
Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m.dh
Wadaag:
(fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
ld dhaqsad.
m.l
Wadaag:
Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan.
Hilib aad caato u ah; bantar.
Qof aad u karti yar. 4. Caro. 5. Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).
m.l
Wadaag: