Qeexid
"Wax dhararay ahaansho (nafley)."
[-naa, -nayd]
dhararsan aa
dhararsan ayd
f.mg4"Wax dhararay ahaansho (nafley)."
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax qoyaan yar gaaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhafar hayo ahaansho (qof).
Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: