Qeexid

"Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan."

Qeexid Kale

Qof aad u karti yar. 4. Caro. 5. Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).

Qeexid Xigta

Hilib aad caato u ah; bantar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine