Qeexid
"Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax2, dhirbaaxee."
[-xay, -xday]
dharbaax2 ay
dharbaax2 day
f.g1"Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax2, dhirbaaxee."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax1, dhirbaax1, dhirbaaxo.
m.dh
Wadaag:
Qof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku dh.: meel aan buuxin.
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan dharbaaxaysnaansho m.l/dh ld dharbaaxaysnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Biyo yar wax ku qoyn.
Qof ulayn.
ld dharki.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
f.mg1
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag: