Qeexid
"eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan dharbaaxaysnaansho m.l/dh ld dharbaaxaysnaan."
"eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan dharbaaxaysnaansho m.l/dh ld dharbaaxaysnaan."
Wadaag:
Qof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax1, dhirbaax1, dhirbaaxo.
m.dh
Wadaag:
Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax2, dhirbaaxee.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
eeg dhaaclaysan. ld dhaaclaysnaansho, dhaalcaysnaan, dhaalcaysnaansho,
m.f.dh
Wadaag: