Qeexid
"Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran."
[-rnaa, -rnayd]
dhardhaaran naa
dhardhaaran nayd
f.mg4"Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran."
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Weel wax lagu karinayo dhardhaar u samaysasho. ld dhadharo.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
Dhagax weyn oo la qaadi karo.
ld dhardhaarid. ld dhadhaar1.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
m.dh
Wadaag:
Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg dhardhaaran. ld dhadhaarnaan, dhadhaarnaansho, dhardhaarnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa rad.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Maro yar, aan cusbayn oo la xirto inta hawl la hayo.
m.l
Wadaag:
Xoolaha la qasho ama cuntada la cuno marka mayd la aasayo.
m.l
Wadaag:
Maliin.
Qado.
Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m.dh
Wadaag:
Waqti dharaar ah wax cunid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag: