Qeexid
"eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa rad."
"eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa rad."
Wadaag:
Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
Dhagax weyn oo la qaadi karo.
ld dhardhaarid. ld dhadhaar1.
m.l
Wadaag:
Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weel wax lagu karinayo dhardhaar u samaysasho. ld dhadharo.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
m.dh
Wadaag:
eeg dhacaro. ld dhacarad, dhacarsad, dhacarsasho, dhacarsi.
m.f.dh
Wadaag: