Qeexid
"Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley)."
[-ray, -rtay]
dhareer2 ay
dhareer2 tay
f.mg1"Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley)."
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
ld dhareerid.
m.l
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood.
m.dh
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid.
Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid madax xanuun dareemid.
Cid dayoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goysyada nafleyda ku jira.
m.l
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m.l
Wadaag: