Qeexid
"Kalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood."
"Kalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood."
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
ld dhareerid.
m.l
Wadaag:
Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan.
ld beeraley.
m.dh
Wadaag:
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo xooluhu aad u jecelyihiin.
m.dh
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Biyo yar wax ku qoyn.
Qof ulayn.
ld dharki.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m.l
Wadaag: