Qeexid
"(-llo, m.dh) Qof dharka mayra oo lacag ka tacba; doobbi."
"(-llo, m.dh) Qof dharka mayra oo lacag ka tacba; doobbi."
Wadaag:
Dheri yar oo dhoobo ah.
Dhuun buuriga lagu nuugo.
Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc dibqallooca ka mid ah oo jurmi yar.
m.l
Wadaag:
Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo.
Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.
m.l
Wadaag:
Dhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybsan.
m.l
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: