Qeexid
Ka dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.
[-qaday, -qatay]
f.mg3Ka dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dharqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dharqi. ld dharbin (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Qeexid Xigta: Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Qeexid Xigta: Lebbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Nafley biyo ku hafasho.
Qeexid Xigta: Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Wax si fiican u maamulasho.
Qeexid Xigta: Wax mayrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dharqo. ld dharqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dharra'aan m.dh ld dharla'aan.
Qeexid: dharla'1 m.dh Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.
Qeexid: dharra'aansho m.l/dh ld dharla'aan.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Biyo yar wax ku qoyn.
Qeexid Xigta: Qof ulayn.
Qeexid Kale: ld dharki.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dharla'aan m.f.dh eeg dharla'2. ld dharla'aansho, dharra'aan, dhar ra'aansho.
Qeexid: dharla'aansho m.l/dh ld dharla'aan.
m.l
Qeexid: /dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Raagsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni.
Qeexid Xigta: Rays aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid.
Qeexid Xigta: Qof xanaaqid.
Qeexid Kale: Wax la gansaday wax ku diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhiriqda lo'da.
Qeexid Xigta: ld dhereb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]