Qeexid
"eeg dharsamee. ld dharsamays."
"eeg dharsamee. ld dharsamays."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh/-mayso, m.dh) Qof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe.
m.l
Wadaag:
(baay.) Samayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale oo noolayaasho ku jira ee laga samaynayo moolikiyuullo iyo walxo kale oo yaryar.
m.dh
Wadaag:
(dharkayn/-nno, m.dh) Geed dheer, cananna kulul leh, loox wanaagsan laga samayn karo.
m.l
Wadaag:
Wax dhararay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: