Qeexid
"Dhar ama maro samayn."
[-meeyay, -maysay]
dharsame eeyay
dharsame aysay
f.mg2"Dhar ama maro samayn."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh/-mayso, m.dh) Qof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe.
m.l
Wadaag:
Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax dhararay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax ebyid.
Cunto, cabbitaan iwm laasad.
Wax xasuuqid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: