Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh/-mayso, m.dh) Qof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe."
"(-yayaal, m.l/dh/-mayso, m.dh) Qof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe."
Wadaag:
Wax dhararay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la sugayey raagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kasta oo daato ah marka loo ratibo horsamaan baaxadeed ama fanata tirada ama walaxda ku aaddan bartamaha ururka.
m.l
Wadaag:
Subax meel in muddo ah ku daahid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: