Qeexid
"(-gyo, m.dh) Biyakuhar; balli; laas."
"(-gyo, m.dh) Biyakuhar; balli; laas."
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha sida biyo fadhiisiga, mar mar sidaa ah), waxana badanaa aad uga baxa deegaan, wuxuu marka u dhexeeyaa deegaan-biyood iyo biyo-fadhiisi.
m.l
Wadaag:
Nooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ururto oo xoolaha iyo dadkaba jirkooda gala.
m.l
Wadaag:
Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil.
ld dhashuumid.
m.l
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -uumi) Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma.
ld dhaxalwareegid.
m.l
Wadaag:
Labada dhinac ee laga raro geelo middood.
Markabka dushiisa sare.
m.l
Wadaag:
Xubinta maqalka nafleyda.
Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m.dh
Wadaag: