Qeexid
ld dhaniin1.
ld dhaniin1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -iimay, -iintay
Qeexid: ld dhaniin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld dhaniinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhaniimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iimiin, m.dh) Qof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Qeexid Xigta: Midab aad u guduudan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Sabiisha inteeda muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhashay la seexiyo. ld daragad.
m.dh
Qeexid: Kur ka samaysanta ciidda bacaddada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-iimo, m.l) Meel badanaa dhagax ah oo biyo ka soo dindimaayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Makiinad.
Qeexid Xigta: Motoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dufan ama labeen udug leh oo oogada la marsado.
Qeexid Xigta: ld dhaashasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -iimay, -iintay
Qeexid: Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ayax, ukun dhul ku aasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.w
Qeexid: eeg khashiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Biyakuhar; balli; laas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]