Qeexid

"eeg dhawaaji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawaajin oo kali ah:
  • “Haddii aad biyaano u dhiibtid cunug yar, wuu ka dhawaajin karaa, laakiin miyuu awoodayaa inuu musik rasmi ah garaaco?
  • Maamuladii Puntland isaga danbeeyay wey kawada dhawaajin jireen in qaabkan laga gudbo oo loo gudbo nidaamka axsaabta.