Qeexid

"ld dhowaan (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawaan oo kali ah:
  • Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii Khamiistii gaadhay magaalo-madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, taas oo qayb ka ah ololaha tartanka madaxtinimada ee dhawaan dalka ka dhici doona.
  • Dowladda Eritrea ayaa waxay dhawaan soo dhoobtay xadka ay la wadaagto dalka Jabuuti ciidamo fara badan oo uu sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jabuuti inay ka qodonayaan halkaas dhufeyso waaweyn ayna dagaal isku diyaarinayaan.